Featured post

18m x 20m -- Naqshad Dhisme Dhex ah oo Jiingad Qarisa -- Detached Buildings

Faahfaahinta Naqshada

Naqshada dhismaha hoos kaaga muuqdaa waa naqshad dhisme Guri ah oo cabir ahaan noqonaysa dhul balac iyo dherer u ah (18 m x 20 m). Gurigu bedkiisu (Plot Area) waa 336 sqm. Naqshada dhismahan waxa loogu talogalay in laga dhiso goob dhex ah oo hal waji leh, oo ah 18 m.  Saddexda dhinac ee kaleba waxa ka xiga dhisme. Goobtan naqshada in laga dhiso loogu talo galay waa goob siman oo aan kala dheerayn, amba slope-keedu uu yahay mid gentle ah. Waxaana uu leeyahay gaadhi galeen gaadi kara gaadhiga qoyska.

Building Details

                L          = 20 m    
                W        = 18 m 
                PA      = 336 sqm
                BC      = 209 sqm
                BCR   = 62,4 %
                BV      = 839 sqm
                BVP   = 2.5
                Type    = Detached Building

Naqshada dhiskan waxa uu ka kooban yahay Shan qol, qol service ah iyo qol kitchen-ka ah.  Waxa ugu horeeya Hurdada Mudanaha (Master Room) oo wata bath iyo kaba-dhigiisii, bedkooduna isku noqonayo 36 sqm. Waxa ku xiga saddex qol oo hurdo ah, maadaama oo ay reerka guriga ay caruur badan qorshaynayeen inay dhalaan. Qolka shanaad, qolka fadhiga iyo cuntada oo bedkiisu yahay 43 sqm. Gurigu waxa uu leeyahay suuligii dad-weyne gudaha. Waxa kale oo intaa kuu raaca oo daarada guriga ku yaala kitchen-kii, suuligii dadweynaha iyo qokii service-ka oo dibada ah. Gurigu waa jiingad qaris oo waxa ku wareegsan deyr uu cabirka joogiisu yahay 1.8m.


Hadaba hadii aad u baahan tahay in laguu dhiso guryahan oo kale, amba design-kooda oo faahfaahsan aad u baahan tahay, amba sidoo kale aad rabto inaad dookhaaga ka ciyaarto oo sida aad rabto laguugu dhiso dhismayaasha, waxaad nagala soo xidhiidhaa qaybta Emailka amba Numberka WhatsApp-ka. Ku darsoo hadii aad u baahato qaansheegta guriga amba inta qiimo ahaan inta uu ku kici karo dhiskiisu fadlan ha moogaan ee nala soo xidhiidh. 

 

Allaa Mahad Leh


1aad:  3D Picture -- Naqshad Dhisme Casriya oo Jiingad Qarisa Dhexna Ku yaala

2aad:  3D Picture -- Naqshad Dhisme Casriya oo Jiingad Qarisa Dhexna Ku yaala
2aad:  3D Picture -- Naqshad Dhisme Casriya oo Jiingad Qarisa Dhexna Ku yaala

3aad:  3D Picture -- Naqshad Dhisme Casriya oo Jiingad Qarisa Dhexna Ku yaala
3aad:  3D Picture -- Naqshad Dhisme Casriya oo Jiingad Qarisa Dhexna Ku yaala

4aad:  3D Picture -- Naqshad Dhisme Casriya oo Jiingad Qarisa Dhexna Ku yaala
4aad:  3D Picture -- Naqshad Dhisme Casriya oo Jiingad Qarisa Dhexna Ku yaala

5aad:  3D Picture -- Naqshad Dhisme Casriya oo Jiingad Qarisa Dhexna Ku yaala
5aad:  3D Picture -- Naqshad Dhisme Casriya oo Jiingad Qarisa Dhexna Ku yaala

6aad:  3D Picture -- Naqshad Dhisme Casriya oo Jiingad Qarisa Dhexna Ku yaala
6aad:  3D Picture -- Naqshad Dhisme Casriya oo Jiingad Qarisa Dhexna Ku yaala





 

Comments