12m by 18m - Semi Attached - Naqshad Dhisme Casriya oo Dhex iyo Koorneba ku Haboon.

Faahfaahinta Naqshada

 Naqshada dhismaha hoos kaaga muuqdaa waa naqshad dhisme Guri ah oo cabir ahaan noqonaysa dhul balac iyo u ah (12 m x 18 m). Gurigu bedkiisu (Plot Area) waa 216 sqm. Naqshada dhismahan waxa loogu talogalay in laga dhiso goob dhex ah oo hal waji leh, oo ah 12 m.  Saddexda dhinac ee kaleba waxa ka xiga dhisme. Goobtan naqshada in laga dhiso loogu talo galay waa goob siman oo aan kala dheerayn, amba slope-keedu uu yahay mid gentle ah. Waxaana uu leeyahay gaadhi galeen gaadi kara gaadhiga qoyska.

Building Details

                L          = 18 m    
                W        = 12 m 
                PA      = 216 sqm
                BC      = 166 sqm
                BCR   = 76.8 %
                BV      = 644 sqm
                BVP   = 3.07
                Type    = Semi Attached Building

Naqshada dhiskan waxa loogu talo galay qoys leh caruur badan, waxaana uu ka kooban yahay shan qol, qol Service ah iyo qol kitchen-ka ah.  Waxa ugu horeeya Hurdada mudanaha (Master Room) oo wata bath iyo kaba-dhigiisii, bedkooduna isku noqonayo 33 sqm. Waxa ku xiga saddex qol oo hurdo ah, maadaama oo ay reerka guriga ay caruur badan qorshaynayeen inay dhalaan. Qolka shanaad, qolka fadhiga iyo cuntada oo bedkiisu yahay 37 sqm. Gurigu waxa uu leeyahay suuligii dad-weyne gudaha. Waxa kale oo intaa kuu raaca oo daarada guriga ku yaala kitchen-kii, iyo qokii service-ka dibada ah. Gurigu waa jiingad qaris oo waxa ku wareegsan deyr uu cabirka joogiisu yahay 1.8m.

1aad: Naqshad Dhisme Guri Dhex ah oo 12 m by 18 m ah Semi-Detached Building.
1aad: Naqshad Dhisme Guri Dhex ah oo 12 m by 18 m ah Semi-Detached Building.

Hadaba hadii aad u baahan tahay in laguu dhiso guryahan oo kale, amba design-kooda oo faahfaahsan aad u baahan tahay, amba sidoo kale aad rabto inaad dookhaaga ka ciyaarto oo sida aad rabto laguugu dhiso dhismayaasha, waxaad nagala soo xidhiidhaa qaybta Emailka amba Numberka WhatsApp-ka. Ku darsoo hadii aad u baahato qaansheegta guriga amba inta qiimo ahaan inta uu ku kici karo dhiskiisu fadlan ha moogaan ee nala soo xidhiidh. 

Allaa Mahad Leh

2aad: Naqshad Dhisme Guri Dhex ah oo 12 m by 18 m ah Semi-Detached Building.
2aad: Naqshad Dhisme Guri Dhex ah oo 12 m by 18 m ah Semi-Detached Building.

3aad: Naqshad Dhisme Guri Dhex ah oo 12 m by 18 m ah Semi-Detached Building.
3aad: Naqshad Dhisme Guri Dhex ah oo 12 m by 18 m ah Semi-Detached Building.

4aad: Naqshad Dhisme Guri Dhex ah oo 12 m by 18 m ah Semi-Detached Building.
4aad: Naqshad Dhisme Guri Dhex ah oo 12 m by 18 m ah Semi-Detached Building.

5aad: Naqshad Dhisme Guri Dhex ah oo 12 m by 18 m ah Semi-Detached Building.
5aad: Naqshad Dhisme Guri Dhex ah oo 12 m by 18 m ah Semi-Detached Building.

6aad: Naqshad Dhisme Guri Dhex ah oo 12 m by 18 m ah Semi-Detached Building.
6aad: Naqshad Dhisme Guri Dhex ah oo 12 m by 18 m ah Semi-Detached Building.

7aad: Naqshad Dhisme Guri Dhex ah oo 12 m by 18 m ah Semi-Detached Building.
7aad: Naqshad Dhisme Guri Dhex ah oo 12 m by 18 m ah Semi-Detached Building.

8aad: Naqshad Dhisme Guri Dhex ah oo 12 m by 18 m ah Semi-Detached Building.
8aad: Naqshad Dhisme Guri Dhex ah oo 12 m by 18 m ah Semi-Detached Building.

Comments