Featured post

10m x 12m -- Naqshad Masaajid oo Banaan Baadiye Laga Dhisayo -- Detached Mosque

Faahfaahinta Design-ka 


Naqshada hoos kaaga muuqdaa waa naqshad dhisme masaajid oo kooban oo cabirka dhulka laga dhisayaa uu yahay (10m x 12m) ah. Waxa dhinacyada laga soo kacay 1m. Dhismahani waxa loo naqshadeeyey in laga dhiso goob dhex ah oo wajahad kaliya leh, waana 10m. Saddexda dhinac ee kaleba waxa ka xiga dhisme. Dhusmaahan bedka uu ku fadhiyaa waa 120 sqm. Balse Bedka uu masaajidku ku fadhiyaa waa  88 sqm. 

Building Dimensions

Plot Length: 12m                 Mosque L = 8m
Plot Width:   10m                 Mosque W = 9m

Area of Blot: 120 sqm.          Area of the mosque Building = 70 sqm

Area of the Toilets = 7 sqm
Area of the Washing Taps = 3 sqm. 

Plot Area = 120 sqm 
Plot Coverage = 80 sqm 
Plot Coverage Ratio = 66.7 %

Dhismahan waxa loogu tala galay tuulo kooban inay ku tukato masaajidka, waxaana uu ka kooban 70 sqm ah gudaha masaajidka inta lagu tukanayo. inta soo hadhaa waxay noqonaysaa Suuliyadii iyo Faraxalkii oo masaajidka ka danbeeya. 



Hadaba hadii aad u baahan tahay in laguu dhiso guryahan oo kale, amba design-kooda oo faahfaahsan u baahan tahay, amba qiimo ahaan inta uu ku kici karo dhiskoodo waxaad nagala soo xidhiidhaa qaybta Emailka amba Numberka WhatsApp-ka .



Allaa Mahad Leh


1aad: 3D Design of Mosque 10m by 12m. Special Design.
1aad: 3D Design of Mosque 10m by 12m. Special Design. 

2aad: 3D Design of Mosque 10m by 12m. Special Design.
2aad: 3D Design of Mosque 10m by 12m. Special Design. 

3aad: 3D Design of Mosque 10m by 12m. Special Design.
3aad: 3D Design of Mosque 10m by 12m. Special Design. 

4aad: 3D Design of Mosque 10m by 12m. Special Design.
4aad: 3D Design of Mosque 10m by 12m. Special Design. 

 

Comments