Faahfaahinta Design-ka
Designs-ka hoos kaaga muuqdaa waa design laba guri oo dhex ah oo cabirka dhulka ay ku fadhiyaan uu yahay 12m x 12m. Labdan guri waxa loo design gareeyey in laga dhiso goob dhex oo wajahad kaliya leh. Labda guri ee waxay wada leeyihiin wajaha 12m. Saddexda dhinac ee kaleba waxa ka xiga dhisme. Labadan Guri bedka ay ku fadhiyaan waa 144 sqm.
Guryahan waxa loogu talo galay in kireeyo, waxaana ay ka kooban yihiin, Saddex qol iyo kitchen-kii mid kastaaba. [hurdadii mudanaha (Master Room) oo wata bath-kii, qol fadhiga (Sitting Room) iyo qol kale oo hurdo ah, kitchen-kii iyo suuligii dadweynaha.] Gurigan waxa loogu tala galay qoys aan caruur badan lahayn amba aroos cusub oo kiroole ah.]
Labadan Guri waxay ka kooban tiro ahaan 6 Qol oo waaweyn iyo laba kitchen. Guri kastaana waxa uu gooi u leeyahay Saddex qol oo kala ah Qolkii Lamaanaha (Master Room) oo Bath gudaha ah, qol oo kale oo Hurdo ah, qolkii fadhiga iyo cuntada, kichen-kii iyo Suuligii dadweynaha) ah.
Waxa loogu talo galay amba dalabkooda uu ahaa shaqsi doonayey inuu ka dhigo guryo kiro ah maadaama oo dalabkoodu uu badan yahay. Waa laba guri oo istaahil ku ah kiroolahayaasha.
Hadaba hadii aad u baahan tahay in laguu dhiso gurigan oo kale, amba faahfaahinta designka, ambase design dookhaaga ah aad baahan tahay iyo sidoo kale qiimo sheeg ah inta uu ku kici karo dhiskoodu waxaad nagala soo xidhiidhaa qaybta Emailka amba Numberka WhatsApp-ka .
Allaa Mahad Leh
![]() |
| 1st 3D Design of (12m by 12m) Two Rental Houses Design by MAJDA Architect |
![]() |
| 2nd 3D Design of (12m by 12m) Two Rental Houses Design by MAJDA Architect |
![]() |
| 3rd 3D Design of (12m by 12m) Two Rental Houses Design by MAJDA Architect |
![]() |
| 4th 3D Design of (12m by 12m) Two Rental Houses Design by MAJDA Architect |




Comments
Post a Comment
Let us know what you are thinking about. Your comment will be vissible for public readers.