- Get link
- X
- Other Apps
Featured post
- Get link
- X
- Other Apps
Faahfaahinta Design-ka
Designs-ka hoos kaaga muuqdaa waa design guri wacan oo cabirka dhulka uu ku fadhiyaa uu yahay (10m x 10m). Waxaana loogu talo galay in laga dhiso goob siman amba tiiro gaaban leh (gentle slope).
Guriga waxa loo naqshadeeyey in laga dhiso goob dhex ah oo wajahad kaliya leh. Guriga wajahadiisu waa 10m. Saddexda dhinac ee kaleba waxa ka xiga dhisme. Gurigu bedka uu ku fadhiyaa waa 100 sqm. Waxaana uu leeyahay gaadhi galeen qaadi kara gaadhiga qoyska.
Gurigan waxa loogu tala galay qoys aan caruur badan lahayn, waxaana uu ka kooban yahay Afar Qol oo kala ah qolka hurdada mudanaha (Master-Room) oo leh bath iyo kaba dhigiisii leh, iyo laba qol oo hurda ah. Qolka afaraad, qolka fadhiga. Qolka ugu yar bedkiisu waa 9 sqm, halka qolka mudanuhana uu bedkiisu yahay 15 sqm, marka laga reebo bath-kiisa. Gurigani waxa uu leeyahay sidoo kale kichen-kii iyo Suuli dadweynaha ah. Ku darsoo gurigu waxa uu leeyhay gaadhi galeen dukhaanta qaadi kara.
Hadaba hadii aad u baahan tahay in laguu dhiso guryahan oo kale, amba design-kooda oo faahfaahsan u baahan tahay, amba qiimo ahaan inta uu ku kici karo dhiskoodo waxaad nagala soo xidhiidhaa qaybta Emailka amba Numberka WhatsApp-ka .
Allaa Mahad Leh
![]() |
1st 3D Design of Single House with dimensions of(10m x 10m) by MAJDA |
![]() |
2nd 3D Design of Single House with dimensions (10m x 10m) by MAJDA |
![]() |
3rd 3D Design of Single House with dimensions (10m x 10m) by MAJDA |
![]() |
4th 3D Design of Single House with dimensions (10m x 10m) by MAJDA |
- Get link
- X
- Other Apps
Comments
Post a Comment
Let us know what you are thinking about. Your comment will be vissible for public readers.