- Get link
- X
- Other Apps
Featured post
- Get link
- X
- Other Apps
Faahfaahinta Design-ka
Designs-ka hoos kaaga muuqdaa waa naqshad dhisme guri villo ah oo cabirka dhulka uu ku fadhiyaa uu yahay 9m x 20m. Gurigu waxa loo design gareeyey in laga dhiso goob dhex oo wajahad kaliya leh. Gurigu waxa uu leeyhay wajahad 9m ah. Saddexda dhinac ee kaleba waxa ka xiga dhisme. Gurigu bedka uu ku fadhiyaa waa 180 sqm. Waxaana uu leeyahay gaadhi galeen qaadi kara gaadhiga qoyska.
Gurigan waxa loogu tala galay qoys caruur leh, waxa uu leeyahay Afar qol oo hurdo ah marka lagu daro qolka Hurdada Mudanaha oo leh Bath Gudaha.
Gurigani waxa uu ka kooban yahay; 5 Qol oo kala ah Qolkii Lamaanaha (Master Room) oo Bath gudaha ah leh, saddex qol oo kale oo Hurdo ah, qolkii fadhiga iyo cuntada, kichen-kii iyo 2 Suuli dadweynaha ah. Ku darsoo gurigu waxa uu leeyhay gaadhi galeen cajiiba. Waxa loogu talo galay amba dalabkooda uu ahaa family caruur badan leh oo u baahnaa inay dagaan, Maadaama oo uu budget kooban ay haysteen, waa guri aad u wacan oo kuwada filan.
Hadaba hadii aad u baahan tahay in laguu dhiso guryahan oo kale, amba design dookhaaga ah u baahan tahay, amba qiimo sheeg ah inta uu ku kici karo dhiskoodo waxaad nagala soo xidhiidhaa qaybta Emailka amba Numberka WhatsApp-ka .
Allaa Mahad Leh
![]() |
1st 3D Dsign of built in ablot of land with (9m x 20m) |
![]() |
2nd 3D Dsign of built in ablot of land with (9m x 20m) |
![]() |
3rd 3D Dsign of built in ablot of land with (9m x 20m) |
![]() |
4th 3D Dsign of built in ablot of land with (9m x 20m) |
- Get link
- X
- Other Apps
Comments
Post a Comment
Let us know what you are thinking about. Your comment will be vissible for public readers.