Featured post

4m x 11m -- Naqshad Dhisme Laba Dukaan Ganacsiyeed"

 

Faahfaahinta Naqshada

 

Designka hoos kaaga muuqdaa waa naqshad dhisme laba Dukaan Ganacsiyeed  ah oo uu cabirka dhulka uu ku fadhiyaa uu yahay (4m x 11m). Labadan dukaan waxay ku fadhiyaan waa 44 sqm. Labadan dukaan ganacsi waxa loo naqshadeeyey in laga dhiso goob dhex oo wajahad kaliya leh.  

Gurigu wajahada uu leeyahay cabirkeedu waa 11m. Saddexda dhinac ee kaleba waxa ka xiga dhisme. Goobtan naqshada in laga dhiso loogu talo galay oo ah goob siman oo aan kala dheerayn, amba slope-keedu uu yahay mid gentle ah. Labadan dukaan ganacsiyeed mid kastaaba bedkiisu waa 22 sqm, waxaana ay ku jeedaan oo ay eegayaan wadada ka horaysa. 

 

Hadaba hadii aad u baahan tahay in laguu dhiso guryahan oo kale, amba design-ka FP-ka iyo 3D -ga oo aan logo-da lahayn oo faahfaahsan aad u baahan tahay, amba sidoo kale inaad dookhaaga ciyaarto adoo dalbanaya naqshad cusub, waxaad nagala soo xidhiidhaa qaybta Emailka amba Numberka WhatsApp-ka. Ku darsoo hadii aad u baahato qaansheegta guriga amba inta qiimo ahaan inta uu ku kici karo dhiskiisu fadlan ha moogaan ee nala soo xidhiidh. 

 

Allaa Mahad Leh

1st 3D Design of Two Dukaans with Dim of (4m x 11m) by MAJDA
1st 3D Design of Two Dukaans with Dim of (4m x 11m) by MAJDA


2nd 3D Design of Two Dukaans with Dim of (4m x 11m) by MAJDA
2nd 3D Design of Two Dukaans with Dim of (4m x 11m) by MAJDA


3rd 3D Design of Two Dukaans with Dim of (4m x 11m) by MAJDA
3rd 3D Design of Two Dukaans with Dim of (4m x 11m) by MAJDA




Comments