Faahfaahinta Design-ka
Designs-ka hoos kaaga muuqdaa waa design dhisme G1+ ah oo cabirka dhulka uu ku fadhiyaa uu yahay (12m x 12m). Guriga waxa loo naqshadeeyey in laga dhiso goob koorne ah oo laba wajahadood leh. Guriga wajahadi waa 12m, midna waa 12m. Labada dhinac ee kaleba waxa ka xiga dhisme. Gurigu bedka uu ku fadhiyaa waa 144 sqm.
Dhismhan waxa loogu tala galay shirkad ganacsi inay ka dhigato xafiis ay dadweynaha ugu adeegto, waana dhisme shub ah oo loogu talo galay in mustaqbalka xagga sare la sii dhisi karo. Waxaana uu ka kooban yahay hool weyn oo hoose, suuligii gudaha, iyo salaan daboolkii.
Hadaba hadii aad u baahan tahay in laguu dhiso guryahan oo kale, amba design-kooda oo faahfaahsan u baahan tahay, amba qiimo ahaan inta uu ku kici karo dhiskoodo waxaad nagala soo xidhiidhaa qaybta Emailka amba Numberka WhatsApp-ka .
Allaa Mahad Leh
![]() |
| 1st 3D Design of an Office Building with (12m x 12m) by MAJDA Architect. |
![]() |
| 2nd 3D Design of an Office Building with (12m x 12m) by MAJDA Architect. |
![]() |
| 3rd 3D Design of an Office Building with (12m x 12m) by MAJDA Architect. |
![]() |
| 4th 3D Design of an Office Building with (12m x 12m) by MAJDA Architect. |





Comments
Post a Comment
Let us know what you are thinking about. Your comment will be vissible for public readers.