Naqshad Afar Guri laga dhisay dhul ah (21m x 21m)

Faahfaahinta Design-ka 

Hoos waxa aad ka helaysaa Designs Afar guri ah. Guryahan waxa loogu tala galay in laga dhiso dhul leh cabir (21m x 21m) waana goob wajahad kaliya leh, micnaha dhinac kaliya waddo ku leh. Afarta dhinac ee kale waxa ka xiga dhis. 

Labada dhisme ee xaga wadada soo xigaa waxa ay ku jeedaan wadada, waxaana kala dhex marta waddo yar oo booyadu usoo marto labada guri xagga danbe ku yaala.

Gurigii kastaa ee ka mid ah afartan guri oo mid kastaaba ka ooban yahay; Saddex Qol oo kala ah Qolkii Lamaanaha (Master Room)  oo Bath gudaha ah leh, laba qol oo kale oo Hurdo ah, kichen-kii iyo Suuligii dadweynaha). 

Waxa loogu talo galay kiro ahaan iyo in laga kireeyo dadka cusub ee xaasleyda ah. waa Guryo aad u wacan. 

Hadaba hadii aad u baahan tahay in laguu dhiso guryahan oo kale, amba design-kooda oo faahfaahsan u baahan tahay, amba qiimo ahaan inta uu ku kici karo dhiskoodo waxaad nagala soo xidhiidhaa qaybta Emailka amba Numberka WhatsApp-ka .

Allaa Mahad Leh


3D Design of Four Residential Houses for Renting in Somaliland
1st 3D Design of Four Residential Houses for Renting on a piece of a land of (21m by 21m)




2nd 3D Design of Four Residential Houses for Renting on a piece of a land (21m by 21m)
2nd 3D Design of Four Residential Houses for Renting on a piece of a land (21m by 21m)

 
3rd 3D Design of Four Residential Houses for Renting on a piece of a land (21m by 21m)
3nd 3D Design of Four Residential Houses for Renting on a piece of a land (21m by 21m)