Faahfaahinta Design-ka
Designs-ka hoos kaaga muuqdaa waa design bakhaar amba istoodh, afka qalaadna lagu yidhaahdo Hanker, WareHouse amba Goods-Store. Sida magaca ka muuqatana waxa loogu talo galay in lagu kaydsado alaabta ka hor inta aan la iibin. Cabirka dhulka uu ku fadhiyaaana waa (9m x 22m).
Naqshadan waxa loo design gareeyey in laga dhiso goob dhex ah oo wajahad kaliya leh. Bakhaarkan waxa uu leeyhay wajahad 9 m ah. Saddexda dhinac ee kaleba waxa ka xiga dhisme. Bakhaarku bedka uu ku fadhiyaa waa 198 sqm.
Hadaba hadii aad u baahan tahay in laguu dhiso dhismayaal aad u fiican oo kale, amba design-kooda oo faahfaahsan u baahan tahay, amba qiimo ahaan inta uu ku kici karo dhiskoodo waxaad nagala soo xidhiidhaa qaybta Emailka amba Numberka WhatsApp-ka .
Allaa Mahad Leh
![]() |
| 1st 3D Design of Hanker or a Store with (9m by 22m) |
![]() |
| 2nd 3D Design of Hanker or a Store with (9m by 22m) |


Comments
Post a Comment
Let us know what you are thinking about. Your comment will be vissible for public readers.