Faahfaahinta Design-ka
Designs-ka hoos kaaga muuqdaa waa design guri villo ah oo kaara-koorne ah, isla markaana cabirka dhulka uu ku fadhiyaa uu yahay (9m x 12m).
Gurigu waxa loo design gareeyey in laga dhiso goob korne ah oo laba wajahadood leh, oo cabirkoodu kala yahay 9m iyo 13m. Labada dhinac ee kaleba waxa ka xiga dhisme. Gurigu bedka uu ku fadhiyaa waa 108 sqm. Waxaana uu leeyahay gaadhi galeen loogu talo galay gaadhiga qoyska.
Waxa loogu talo galay amba dalabkooda uu ahaa family u baahnaa inay dagaan, Maadaama oo uu budget kooban ay haysteen, waa guri aad u wacan oo ku filan.
Hadaba hadii aad u baahan tahay in laguu dhiso guryahan oo kale, amba design dookhaaga ah, amba qiimo sheeg inta uu ku kici karo dhiskoodo waxaad nagala soo xidhiidhaa qaybta Emailka amba Numberka WhatsApp-ka .
Allaa Mahad Leh
![]() |
| 1st 3D Design of a 9m by 12m House in Corner |
![]() |
| 2nd 3D Design of a 9m by 12m House in Corner |
![]() |
| 3rd 3D Design of a 9m by 12m House in Corner |
![]() |
| 4th 3D Design of a 9m by 12m House in Corner |



