- Get link
- X
- Other Apps
Featured post
- Get link
- X
- Other Apps
Faahfaahinta Design-ka
Naqshada hoos kaaga muuqdaa waa naqshad dhisme (12m x 12m) ah. Dhismahani waxa loo naqshadeeyey in laga dhiso goob dhex ah oo wajahad kaliya leh, waana 12m. Saddexda dhinac ee kaleba waxa ka xiga dhisme. Dhusmaahan bedka uu ku fadhiyaa waa 144 sqm.
Dhismahan waxa loogu tala galay qoys kiroole ah, waxaana uu ka kooban yahay laba guri oo mid kastaaba ka kooban yahay Laba qol oo hurda ah. Qolka hurdada mudanaha (Master-Room) oo leh Bath Gudaha ah iyo qolka fadhiga.
Hadaba hadii aad u baahan tahay in laguu dhiso guryahan oo kale, amba design-kooda oo faahfaahsan u baahan tahay, amba qiimo ahaan inta uu ku kici karo dhiskoodo waxaad nagala soo xidhiidhaa qaybta Emailka amba Numberka WhatsApp-ka .
Allaa Mahad Leh
![]() |
1st Naqshad 12m by 12m oo Ka Kooban Laba Guri. |
![]() |
2nd Naqshad 12m by 12m oo Ka Kooban Laba Guri. |
Comments
Post a Comment
Let us know what you are thinking about. Your comment will be vissible for public readers.