- Get link
- X
- Other Apps
Featured post
- Get link
- X
- Other Apps
Faahfaahinta Design-ka
Naqshada dhismaha ee hoos kaaga muuqdataa waa naqshad dhisme oo (12 m x 12 m) ah. Dhismahani waxa loo naqshadeeyey in laga dhiso goob dhex ah oo wajahad kaliya cabirkeeduna yahay 12 m. Saddexda dhinac ee kaleba waxa ka xiga dhisme. Dhismaahan bedka uu ku fadhiyaa waa 144 sqm.
Building Detials
L = 12 m
W = 12 m
PA = 144 sqm
BC = 111 sqm
BCR = 77 %
BV = 427 sqm
BVP = 2.98
Dhismahan waxa loogu tala galay qoys kiroole ah, waxaana uu ka kooban yahay Saddex Qol oo waafiya, gaadhi Galeen iyo Kitchenkii. Qolka hurdada mudanaha (Master-Room) oo leh Bath gudaha ah iyo kabadhigiisii, qol kale oo hurdo ah oo caruurtu seexato iyo qolkii fadhiga iyo cuntada. Ku darsoo dhismuhu wuxuu leeyahay gaadhi galeen cajiiba oo gaadhiga qoyska loogu tolo galay. Kichen-ku waxa uu ku yaalaa ka soo horjeedka gaadhi galeenka.
Hadaba hadii aad u baahan tahay in laguu dhiso guryahan oo kale, amba design-kooda oo faahfaahsan u baahan tahay, amba qiimo ahaan inta uu ku kici karo dhiskoodo waxaad nagala soo xidhiidhaa qaybta Emailka amba Numberka WhatsApp-ka .
Allaa Mahad Leh
![]() |
1aad: Naqshad Dhisme Dhex ah oo (12 m by 12 m) ah, Wajahad kaliya leh. |
![]() |
2aad: Naqshad Dhisme Dhex ah oo (12 m by 12 m) ah Wajahad kaliya leh. |
Comments
Post a Comment
Let us know what you are thinking about. Your comment will be vissible for public readers.