- Get link
- X
- Other Apps
Featured post
- Get link
- X
- Other Apps
Faahfaahinta Naqshada
Building Details
L = 20 m
W = 10 m
PA = 200 sqm
BC = 140.2 sqm
BCR = 70 %
BV = 574 cum
BVP = 2.8
Type = Detached
Naqshada dhiskan waxa loogu talo galay qoys leh caruur badan, waxaana uu ka kooban yahay shan qol iyo qol kitchen-ka ah. Hurdada mudanaha (Master Room) oo wata bath iyo kaba-dhigiisii, bedkooduna isku noqonayo 26 sqm. Waxa ku xiga Saddex qol oo hurdo ah, maadaama oo ay reerka guriga loogu talo galay ay caruur badan qorshaynayeen inay dhalaan. Qolka shanaad, qolka fadhiga iyo cuntada oo bedkiisu yahay 26 sqm. Gurigu waxa uu leeyahay suuligii dad-weyne gudaha. Waxa kale oo intaa kuu raaca oo daarada guriga ku yaala kitchen-kii, iyo suuli dadweyne dibada ah. Gurigu afarta dhinacba biyaha ayaa uu u shubayaa oo waxa ku wareegsan deyr uu cabirka joogiisu yahay 1.8m.
![]() | ||
|
Hadaba hadii aad u baahan tahay in laguu dhiso guryahan oo kale, amba design-kooda oo faahfaahsan aad u baahan tahay, amba sidoo kale aad rabto inaad dookhaaga ka ciyaarto oo sida aad rabto laguugu dhiso dhismayaasha, waxaad nagala soo xidhiidhaa qaybta Emailka amba Numberka WhatsApp-ka. Ku darsoo hadii aad u baahato qaansheegta guriga amba inta qiimo ahaan inta uu ku kici karo dhiskiisu fadlan ha moogaan ee nala soo xidhiidh.
Allaa Mahad Leh
![]() |
2aad: 10 m by 20 m Naqshad Dhisme Jiingad Qarisa oo Dhex iyo Koorneba Noqon Kara. |
- Get link
- X
- Other Apps
Comments
Post a Comment
Let us know what you are thinking about. Your comment will be vissible for public readers.